Sadex gabdhood oo Caalamka Islaamka ka yaabiyey!
Aduunyada intaad nooshahay waxaad arkaysaa waxyaalo kaa yaabiyey ha ahaadaan arrimo wanaagsan ama kuwo laga fiicanyahabee, balse markaad fiiriso jiilkii hore ee Umada Islaamka, waxaad is dhahaysaa tolow qoomkaasi ma waxay ku noolaayeen meere kale oo aan Dhulkan ahayn! Hadaba, bal ila wadaag qisada sadexdan gabdhood ee caalamka Islaamka kaga yaabiyey siday khayrka u jeclaayeen.
M.a
ReplyDeleteWaan aqrista Mar walba
Salaamu caleykum Sax miyaa? Waxaan ahay reer Brazil, waxaan ka imid Rio de Janeiro waxaanan doonayaa inaan soo bandhigo Blogger-kayga. Asxaabta cusub waa la soo dhaweynayaa, masaafada haku jirtee. Waxaan jeclaan lahaa inaan kugu casuumo inaad raacdo Blogger-kayga.
ReplyDeletehttps://viagenspelobrasilerio.blogspot.com/?m=1