Alah swc sareye wuxuu bini adanka kunimceystay nimcooyin badan dadka badan kood ma yaqaanan nimcoyinka ale siiyay lkn
Waxey dareman markey waayan nimcoyinka
Ale tusale ahan hadii ad gashay shil oo ad weyso xumin muhiim kuu ah markas ayaad daremi kartaa nimcada ale kusiiyey
Alxmdu dheh maxaa yelay wali nimco aad heysataa lkn ma ogid oo waxad
Isku heysataa inadan waxba heysan
Hadii xubin kale weyso markas ayad kashaleynee oo dhee shalay waxba maqabin manta iga dhib badan wali xitaa nimcada ale madhamato
Hadaba walal kushigri nimcada ale kusiiyey
Oo dheh alxmd
Waa
Walkina
Sakariye:salim