Dadka qar marmarka qaar waxaa ku adkaato iney hadlaan iyo waqtiyo balse ma ogtahay inaad dhibsatay hadalkas lkn hadad maqasho hadal kufarax galiya durbadiiba waa hanqaltage waan hadle lkn hadii qof sheko kuwado shedasna adan jecleysan ogow hadab islaweyne ma ahan waa xikma rabi balse hadii qof kushego hadal naxdin leh waxaa awood uyeelanee inaad markiiba hadasho 'qofkuu ahaa iyo maxaa kudhacay, balse adanaha ale ayaa ugu talagay nolosha iyo geerida hadad fahantay ujeda fadlan
Dhinaca hoose coment iyo fikirkaga noogu reeb shukran
Waxaa idin sobandhigay
Walalkina sakariye.cadawe